Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku sii jeeda Kismaayo & Xog ku aadan safarkiisa

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi C/llaahi & Wafdi uu horkacayo ayaa maanta ku sii jeeda Magaalada Kismaayo. warka ayaa sheegaya in ujeedada socdaalka Guddoomiyaha Aqalka Sare ay la xiriirto arrimaha ku aadan dadaaladii golaha aqalka sare ka wadeen Maamul goboleedyada ee ku aadan xalinta Khilaafka dowladda Somalia & Maamul Goboledyada. “Wafdiga aan hoggaaminayo … Continue reading Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku sii jeeda Kismaayo & Xog ku aadan safarkiisa